Xassan Sheekh iyo Shariif, waxey iyagu dhisiddiisa ka baaqsadeen ayey maanta u baahanyihiin.

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaalia  Shariif Sheekh Axmed iyo Xassan Sheekh Maxamuud, dhibka iyo dhaliisha ay maalin walba ka dhawaajinayaan waa tacaalo ay gacmahooda horay ugu tosheen. Intaadan xanaaqin isna xiiqin, ama aadan ku farxinoo faaleyn, bal sadarada hoose sii raac. Dhibaato kasto oo loo geysto Madaxweyne Xassan iyo Shariif, waa dhiilo ay iyaga ka hortageeda … Continue reading Xassan Sheekh iyo Shariif, waxey iyagu dhisiddiisa ka baaqsadeen ayey maanta u baahanyihiin.